SomGoal.com

Kooxda jamuuriya oo sameysatay xarun lagu tababaro ciyaaryahano da’yar oo kubadda cagta + sawiro
Xaflad si heer sara ah loo soo agaasimay oo ka dhacday dagmada Yaaqshid ee gobolka Banaadir ayaa looga dhawaaqay dhalinyaro juun yar ah oo ay yeelaneyso kooxda Jamuuriya ee heerka sadaxaad ee Soomaliya ciyaarta

Xafladaan oo ay  ka soo qeyb galeen maamulka dagmadaas odayaal dhaqameedyo dhalinyarada haweynka laguna soo bandhigauy ilaa 23dhalinyaro ah oo da’dooda u dhaxeyso 19-16 loona carbinaayo in ay ka mid noqdaan kooxda Jamuuriya ayaa ugu horeyn waxaa halkaas ka hadlay macalinka kooxdan da’da yar macalin Bashiir Max’ed Cumar oo sheegay in dhalinyaradaan ay qaataan tababar subax iyo galab ah isla markaana ay ku jiraan kuwo ay farsamadooda ay aad u heer sareeyso

Sidoo kale waxa halkaas ka hadlay Gudoomiyaha naadiga Jamuuriya Max’ed Cabdule Abukar {Taako} oo ku nuuxnuuxsaday ahmiyada ay leedahay in la sameeyo koox da’yar tababar wanaagsana  lasiiyo si ay u badalaan kuwa kaga horeeya kooxda waxaana uu balan qaaday in uu sameyn doono koox kale oo kuwaan ka sii da’yar waxuuna isla goobta ku gudoonsiiyay qalab Sport oo dhameys tiran iyo lacag isagoona u balan qaaday in wax waliba oo baahidoon ah uu dabooli doono inta karankisa ah.ayna  ciyaari doonaa ciyaaro saxiibtinimo ay la ciyaari doonaan qaar ka mid ah kooxaha heerarka kal duwan ee Soomaaliya

Qaar ka mid ah waalindiinta caruurta ayaa soo dhaweyay in tababar isboori la siiyo caruurtooda inta ay ku mashquulilahaayeen dagaalada iyo daroogooyinka kala duwan ay isticmaalaan dhalinyarada da’dooda oo kale ah

Ugu dambeyn dhawan ayaa la filayaa in uu bilowdo horiyaalada kala duwan ee Soomaaliya iyadoo xariirka Soomaliyeed ee kubada cagta ay kooxaha hoos yimaada ugu baaqay in ay sameeyaan koox juunyar ah oo hoos takta kooxaha waweyn isla markaana badal u noqon kara ciyaartooyda hada ciyaarta iyadoo kooxda Jamuuriya ay noqotay kooxdii ugu horeeysay ee ka jawabta baaqa ka soo yeeray xariirka kubada cagta Soomaliyeed.

WQ Caydiid C/raxmaan Aadan

ceydiidmilan@hotmail.com

Lukas Podolski oo si rasmi ah u xirtay Funaanada Arsenal (sawiro)
16.May.2012:-  laacibka Cusub ee kooxda Arsenal Lukas Podolski ayaa sheegay inuu sugi la’yahay safashada kulamada kooxdiisa Cusub.

Podolski ayaasi wayn u amanaay qaab ciyaareedka kooxdiisa Cusub ee Arsenal waxa uuna sheegay inay tani tahay riyo oo wax badan ku riyoonaayay inuu mar un u ciyaara Gunners-ka.

Xidigaan ayaa sheegay inuu siwayn u aaminsanyahay in Arsenal ay xili ciyaareedka dambe waxwayn ka badali doonto qaab ciyaareedkeeda iyo awooda kooxdaasi.

laacibkaan reer  German oo dhanka weerarka ka ciyaara ayaa xili ciyaareedkaan xili fiican kusoo qaaday Horyaalka wadankaasi ee Bundesliga, waxa uuna u dhaliyay kooxdiisii  FC  Cologne  18 gool.

waxa uuna ka midyahay laacibiinta ka qayb qaadanaysa tartanka qaramada Yurub ee  Euro 2012  isagoo balanq aaday inuu siwayn halkaasi uga soo muuqan doono.

“Arsenal waa koox wayn islamarkaana aad u saraysa,gudaha  Europe iyo dhamaan caalamka oo idil”

“markii uu bilowday wada hadalka labada koox u dhexeeyay run ahaantii go’aanka waxaa u smaeeyay si dhaqsi ah,waxaan doonayaa hada inaan heerkayga wax badan ka badalo kooxdana isbedel wayn la sameeyo mana sugi akro bilowga Horyaalka xiga ka dib  Euro 2012.”

“waxaan soo dhamaystay xili ciyaareed fiican kooxda Cologne, sifiican ayaa u ciyaaray hada waxaan u socdaa Euro 2012 anoo aad isku kalsoon”

“intaasi akdib waxaan markale dib ugu soo laaban doonaa kooxdayda Cusub ee Arsenal,waxaan la baashaali doonaa saaxiibadayda kooxda Cusub,waxaan doonayaa inaan sameeyo isbedel wanaagsan oo guulo u badan”

Podolski ayaa kooxda FC Cologne lasoo qaaday laba xili oo ka duwan  , isagoo sidoo kalena soo maray 3sano oo kooxda  Bayern Munich uu joogay,laakiin waxa uu iminka sheegayaa inuusan waxba ka walwalayn inuu yimaado Horyaalka  England.

“ani ahaan majirto wax walwal ah oo aan ka qabo go’aanka aan qaaday waa mid hormarinaysa suncadayda,waxaan aaminsanahay in wali ay tahay waqti hore”

“dhabtii waa arin adag qadashada Go’aan sax ah,aniga hada waxaan ahay 26jir waxaan agal;ayaa 27 jir marka waxaan haystaa wlai waqti fiican ”

Kooxda Arsenal ayaa laacibkaan Reer  German ee Podolski  dhawaan  kula soo wareegtay qiimo gaaraya £11million. waxa uuna  haatan si rasmi ah ugu soo biiray kooxda isagoo ka qayb qaatay fanaanadda cusub oo ay kooxdu ku ciyaarayso xilli ciyaareedka dambe.26-jirkan ayaa dhaliyay 18 goals 29 kulan oo uu u saftay kooxdiisii hore ee FC Cologne ee horyaalka dalka Germany .

Juventus oo dalab Cusub u dirtay Ciyaaryahan Van Persie
15.May.2012:-  Naadiga ka dhisan Carriga Talyaaniga ee Juventus ayaa doonaysa inay sii laba laabto dadaalka ay ku doonayso inay soo xera galiso laacibka kooxda Arsenal ee Van Persie.

Juventus ayaa iminka u doonaysa inay dadaal dheer u gasho saxiixa laacibkaan qaatay gooldhalinta Horyaalka Ingiriiska waxayna soo bandhigtay dalabaad cusub.

Kooxda haysata Horyaalka Serie A  xili ciyaareedkaan  ee Juventus ayaa dalabaad cuusb usoo abndhigtay Arsenal oo ay kaga dalbanayso inay ka iibiso Van Persie.

Naadiga marwada Duqta ah ayaa doonaya inay ka faa idaystaan inta uusna meel marin wada xaajoodka ay Arsenal doonayso inay la furto Van Persie.

Arsenal ayaa dadal ugu jirta sidii ay u kordhin lahayd Qandaraaska xidigaan oo si layaab leh boorka iskaga jafay sanadkaan.

Van Persie ayaa iminka hagad galinaya wada hadalada uu la yeelanayo Kooxdiisa waxa uuna doonayaa in xaalada uu indha indheeyo.

Qandaraaska laacibaakn ee Arsenal aaya ku ek Bisha June ee sanadka 2013 waxayna Gunners-ku doonayaan inay kordhiyaan.

Hadii aysan dhicin wax heshiis ah oo ka dhasha wada xaajoodyada soconaya aya aKooxda Juventus waxa ay wacad ku martay inay dadaalkeeda siiw adayso.

Kooxda Juventus ayaa doonaysa inay siwayn isku dhisto xagaaga soo aadan si ay kaalin mugle uga ciyaarto Horyaalka koxoaha Yurub ee Champiopnka.

waxayna doonaysa laacibiin dhawr ah oo ay soo xera galiso,kuwaasi oo qaarkood ayba far muuqadatay.

Mohamud Hassan Idaajaa

Idaajaa4@gmail.com

Eden Hazard oo sheegay inuu kusoo wajahanyahay Mid ka mid ah Kooxaha Manchester.
15.May.2012;-  Ciyaaryahanka dhanka Garabka kaga ciyaara Kooxda Lille  Eden Hazard Ayaa si rasmi ah ugu celiyya inuu xili ciyaareedkaan isaga tagayo naadigaasi islamarkaana uu imaanayo horyaalka Ingiriiska.

Hazard ayaa si gaar ah farta ugu fiiqay inuu imaanayo Kooxda  Manchester inkastoo usan sheegay labada Manchester Mida ay tahay waxaana jira in labada Kooxoodba laacibkaan siwayn u doonayeen.

Laacibkaan u dhashay Qaranka  Belgium ayaa Kol hore ku dhawaqay inuu ka socodo Kooxda ka ciyaarta Horyaalka  French ee Lille islamarkaana uu aadayo horyaalka  Premier League.

Inkastoo uusan xidigaasi kala cadayn labada Manchester Mida uu aadayo hadana waxa ay warbaahintu qeexayaan in Kooxda Man United ay noqon karto kooxda uu imaanayo.

21-Jirkaan ayaa ka dhex muuqan kara Horyaalka Ingiriiska waxa uuna haatan kusoo guulaystay abaal marinta laacibka ugu fiican Horyaalka Franch.

Hazard oo la waydiiyay Halka uu ku wajahanyahay Xili ciyaareedka Dambe  ayaa waxa uu ku jawaabay : “waxaan u socdaa Manchester, sidii aan Horay u dhahay.Go’aankuna waxa uu noqon doonaa mid aan dhaqsi ku dhaqaaqo”

Eden Hazard,ayaa  17 gool u dhaliyay Kooxdiisa Lille xili Ciyaareedkaan waxa uuna Baasas sidoo kale  15gool oo kale.

Mohamud Hassan Idaajaa

Idaajaa4@gmail.com

Ibrahimovic oo la sheegay inuu sii ahaanayo ciyaaryahan ka tirsan Kooxda AC Milan
15.May.2012;-  Wakiilka Weeraryahanka Kooxda AC Milan  Ibrahimovic ayaa sheegay in xidigaasi uu sii joogayo kooxda Reer Talyaani ee Milan.

Mino Raiola oo ah wakiilka  Zlatan Ibrahimovic ayaa xaqiijiyay In uu la kulmay xidigaasi uuna kala sheekaystay mustaqbalkiisa waxa uuna xusay inuu u sheegay inuu sii joogayo Milan.

Wakiilka ciyaaryahanka ayaa sheegay in uu dhinacyo badan kala hadlay Zlatan islamarkaana uu u xaqiijiyay inuu ku faraxsanyahay sii joogitaanka kooxda  Rossoneri ee iminka.

waxaa jira warar isi soo daraya oo sheegaya in laacibkaan uu ka hayaamayo garoonka  San Siro uuna u wajahanyahay kooxo badan oo doonaya waxaana si gaar ah loola xiriirinaayay Kooxda Man City.

Laakiin wakiilka laacibkaan ayaa arimahaas oo idil biya qabow ku shubay waxa uuna xaqiijiyay in laacibkaan reer Sweden uu siwayn u doonayo in waqti kale uu alsii qaato kooxda Milan..

30-jirkaan ayaa Kooxdiisa AC Milan u dhaliyay  28 gool  31 kulan oo Horyaalka  Serie A oo uu saftay Xili ciyaareedkaan.

Mohamud Hassan Idaajaa

Idaajaa4@gmail.com

Benzema “waxaan sii joogayaa Kooxda Real Madrid”
15.May.2012:-  Weeraryahanka Kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa sheegay inuu siwayn ula dhacsanyahay hanaanka iyo awooda ciyaareed ee Kooxdiisa Real Madrid islamarkaana uu sii joogaayo.

Benzema ayaa sheegay inuu isagu siwayn ugu faraxsanyahay inuu ka sii mid ahado laacibiinta kooxda  Real Madrid islamarkaana aysan jirin wax dhibaato ah oo uu tabanayo,

Laacibkaan reer France ayaa intaasi raaciyay inuu doonayo in Mustaqbalkiisa Ciyaareed uu kusoo afjaro kooxdiisa Real Madrid iyo garoonka Santiago Bernabeu.

Karim Benzema ayaa qayb wayn ka ahaa in Real Madrid ay xili ciyaareedkaan hanato Horyaalka Laligaha ee Isbaanishka oo ay ka gacan maroojiyeen Barcelona oo dhawrkii sano ee lasoo dhaafay caadaysatay.

Benzema ayaa haatan ah  24jir kooxdaasi siwayn uga dhex muuqda laakiin waxa uu sheegay inuu doonayo in tan iyo xiliga uu ka fariisanaayo ciyaaraya uu sii joogayo   Madrid.

“Maxaan Mustaqbalkayga Halkaan ugu dhamaynayn?laakiin ma hubo in aan sanado  badan halkaan ka sii ciyaari doono sidii  Raul, ma u malaynayaa!waan argi doonaa,wax walbaa waxa ay u socdaan si wanaagsan ani ahaan,waxaan haatan ku guulaysanay Laligahaaadbaana tas ugu faraxsanahay”

Benzema ayaa intaasi raaciyay: “waa run markii hore waxa ay igu ahayd mid xoogaa igu adgayd maxaa yeelay waxa ay ahayd markii iigu horeeyay oo aan qoyskayga ka dheeraado”

“laakiin Dulqad iyo shaqo adag  kadib wax walbaa waxa ay noqdeen kuwa fiican,waxaana marwalbaa doonayaa in aan kooxdaan u sii ciyaaro,maanta aadbaan halkaan ugu faraxsanahay”

Benzema ayaa sidoo kale u mahad celiyay laacibkii Hore ee kooxdaasi  Zinedine Zidane oo ka tirsan masuuliyiintta koxdaasi iyo macalinkooda  Jose Mourinho oo uu sheegay inay gacan ka siiyeen la qabsashada kooxda.

Karim Benzema, ayaa kooxda Real Madrid uga soo biiray dhanka kooxda  Lyon sanadkii 2009, waxa uuna haatan ka midyahay xidigaha dhanka weerarka ugu fiican kooxda Real isagoo Xili ciyaareedkaan u dhaliyya Kooxdiisa  21 gool 34kulan oo Horyaalka laligaha ah oo uu saftay xili ciyaareedkaan.

Mohamud Hassan Idaajaa

Idaajaa4@gmail.com

Dirk Kuyt oo ka hadlay Mustaqbalkiisa Kooxda Liverpool
15.May.2012:-  Laacibka Reer Holland iyo Kooxda Liverpool Dirk Kuyt  ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in uu boos joogto ah ka waayo kooxdiisa tan iyo markii uu kooxda Qabtay  Kenny Dalglish.

Dirk Kuyt ayaa sheegay in uusan helin fursado fiican waxii ka dmabeeyay markii kooxda uu hogaanka u qabtay Dalglish iislamarkaana ay taasi isaga niyad jabisay.

Kuyt ayaa intaasi raaciyay in shaqsi ahaan uu jecelyahay inuu sii joogo naadiga Liverpool islamarkaana uu doonayo boos uu kooxda ku yeesho.

macalinka kooxda Reds Dalglish ayaa kursiga kaytka uga tagay  31-jirkaan inta badan kulamadii kooxdaasi Ciyaartay xili ciyaareedkaan dhamaaday.

Laakiin laacibkaan Kuyt ayaa qaba in isaga uu yahay xidig leh awood iyo karti uu kooxda wax ugu qbaan karay taas oo uu xusay in aan laga faa iudaysan.

Dirk Kuyt ayaa usheegay jariirata  The Sun: “xukunka macalin Dalglish waxii ka dambeeyay ma jiro dareen aan qabo oo aan ahayn in uu u fariisiyay Kursiga kaytka,asbuuc walbaa”

“waxaana ahaa ruux aan ciyaarin asbuuc walbaa taas oo i niyad jabisay,laakiin Anigu waxa aan aaminsanahay in aan ahay ciyaaryahan awood leh awoodana inuu ciyaaro asbuuc walbaa’

Kuyt ayaa dhawr jeer u muuqday inuu ka hayaamayo kooxda Liverpool inkastoo uu haatan jecelyahay inuu sii joogo garoonka Anfield,

“run ahaantii si xeel dheer waxa uu qalbigayga u doonayaa inaan sii joogo  Liverpool,” ayuu intaasi raaciyay Kuyt.

Kuyt ayaa 2gool oo kali ah dhaliyay 26 kulan oo horyaalka ingiriiska ah oo uu ciyaaray intii uu kooxda laylinaayya Dalglish.waxaana iminka siwayn u doonaya kooxo ka dhisan Horyaalka Serie A oo ay ka mid tahay kooxda Roma iyadoo sidoo kale dhanka Grmany ay uga gacan haatinayso kooxda  Hamburg.

Mohamud Hassan Idajaa

Idaajaa4@gmail.com

Roberto Mancini oo xaqiijiyay in Mario Balotelli uu kooxda sii joogayo.
15.May.2012:-  Macalinka Kooxda Manchester City Roberto Mancini ayaa siwayn ua amaanay heerka ciyaareed ee Weeraryahankiisa Mario Balotelli.

Mancini ayaa sheegay in weeraryahankiisa  Mario Balotelli uu sii joogaayo Kooxda Manchester City -waxa uuna ugu hambalyeeyay inuu ka mid noqdo ciyaaryahanada xulka qaranka Talyaaniga u matalaaya tartanka Qaramada Yurub.

Weeraryahankaan ayaa siwayn loola xiriirinaayay inuu xili ciyaareedka dambe ka hayaamayo kooxdiisa City kadib markii uu ku kacay falal caro galiyya macalinka layliyo naadigaasi.

Warar kale oo laga helaayo cariga Talyaaniga ayaa sheegaya in  Balotelli uu xili ciyaareedka dambe ka ciyaari karo Horyaalka Serie A ee Talyaaniga.halkaasi oo siwayn ay uga doonayso kooxda AC Milan oo horkacaysa kooxo kale oo laacibkaan baadi goobaya.

Roberto Mancini macalinka Manchester City ayaa wax laga waydiiyay wararka sheegaya sidoo kale inay doonayaan soo xera galinta Ibrahimovich waxa uuna sheegay:”Ibra waa ciyaaryahan wayn,laakiin uma malaynayo in Milan ay iska iibinayso iminka,”

“Run ahaantii wali ma aanan aaday suuqa,5-dii asbuuc ee lasoo dhaafay waxa aan u halgamaynay hanashada Horyaalka.”

“Mario  waa mid nadiif ah iminka siw3ayn ayaana ugu goodiyay,: Balotelli waxa uu sii joogayaa  Manchester City 101%.”

Balotelli,ayaa ahaa laacibkii baasay goolkii Sergio Aguero  uu u dhaliyya Manchester City daqiiqadii  94,kulankii QPR ee noqday midkii Manchester City gacanta u galiyya Horyaalka Ingiriiska markii ugu horeysay tan iyo 1968-kii.

waxa uuna sidoo kale Balotelli ka mid yahay ciyaaryahanada uu magacaabay macalinka Qaranka Talyaaniga ee ciyaaraya  Euro 2012.

“aadbaan ugu kasloonahay waxa uu siwayn uga dhex muuqan doonaa tartanka  European championship,waxaan rajaynayaa Mario waxa uu noqon doonaan hogaamiye Xulka qraanka,maxaa yeelay waa Weeraryahanka ugu fiican Xulka talyaaniga ee haatan jira”ayuu Mancini sheegay.

Balotelli ayaa kooxda Manchester  City uga soo biiray dhanka Kooxda Reer Talyaani ee  Inter Milan bishii August ee sanadkii 2010-kii waxa uuna kooxda City u saxiixay Xiligaasi qandaraas gaaraya ilaa iyo  Bisha June  ee sanadka 2015-ka.

Mohamud Hassan Idaajaa

Idaajaa4@gmail.com

Maxaa ka cusub tartanka k/Cagta Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Jidda?
13 May 2012. Ciyaaro ka tirsan Koobka Horyaalka Jaalliyadda Soomaaliyeed Magaalada Jidda ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa la qabtay 11/05/2012 waxaana kooxuhu isu arkeen sedan: Jubba Airways  waxay madaxa isla galeen L L P P  – halka Xiddigaha Kakane  iyo Iftin Stars ay wada cayaareen iyadoo Waberi Star  ay la cayaartay Bakool iyadoo  Blue Stars  iyo Fc Alba-na ay cayaar adagi dhex martay.

Aan ku horeyno ciyaarta dhexmartey Kooxda Jubba Airways  iyo L  L P P  ciyaartaasi aheyd  ciyaar aan la sadaalin  Karin Natiijadeeda  waayo kooxda LLPP waxey ciyaartoydeeda ku sameeyeen Dib u habeen isla markaana la is lahaa wacdaro ayey soo bandhigi doonaan laakiinse ciyaartaasi qeybteeda hore waxey kusoo gabagabowdey 0 : 0, kooxda Jubba Airways oo beryahan looga bartey ciyaar wanaag ayaa waxey bedeleen Taktiigii ay kusoo galeen qeybta hore ee ciyaarta iyadoo guddoomiye C/risaaq Iimaan  Xalane uu kooxda kula dardaarmey intii lagu jirey waqtiga nasashada inay la soo baxaan awoodii ay kooxda laheyd iyo farsamadii lagu yiqiiney kooxdana  aysan fududeysan kooxda ka soo horjeeda.

Bilowgii qeybta labaad ciyaarta  Kooxda Jubba Airways waxey lasoo gashey dar dar hor leh iyadoo ay heleen Rigoore fursadaasina uu ka qasaariyey Ciyaaryahanka Xaajiyow kuma niyada jabin kooxda jubba hase ahaatee waxey heleen  fursado badan waxey halkaasi ku dhaliyeen 4 gool oo isdaba joog ah waxaa u kala dhaliyey ciyaaryahana kala ah  No.9 Amiin Xasan Muudeey 1gool – No.18 Xasan Muuse  1gool ugu dambeyn No. 10 Zakariya 2gool.

Sidaasina ay ciyaarta kusoo idlaatey 4 : 0 oo ay Kooxda Jubba Airways kaga Guuleysatey kooxda LLPP.

Ciyaartii labaad ayaa iyana waxaa fooda is darey Kooxda x.Kakane   iyo Kooxda Iftin Star  ciyaartaasi waxaa la dhihi karaa mid labada kooxood ba ay isku awood ahaayeen. bilowga ilaa iyo dhamaadka ciyaarta waxey labada kooxdood  ku soo bandhigeen ciyaar heerkeeda farsamo aad u sareyso waxeyna isku mari waayeen  1 : 1.

Ciyaartii sadexaad ayaa iyana waxey dhexmartey kooxaha Waberi Star  iyo bakool  runtii waxey iyana ciyaartaasi aheyd mid adag ,labada kooxood ay isku awood ahaayeen iyadoo kooxda Bakool  ay la soo shir tageen ciyaaryahanadii looga bartey , kooxda waberi Star  iyana ciyaartasi aad moodey inaysan ka soo tegin ciyaaryahanadeeda kuwa ugu fiican waxaan halkaasi ugu awood sheegteen Bakool  inay 1 : 0 kaga badiyaan .

Ciyaartii afaraad ayaa iyana waxaa halkaasi kuwada kulmi kooxaha Blue Star iyo FC Alba waxaan ciyaartaasi soo xaadirin Kooxda FC-Alba waxaana dhibcihii si fudud ku qaatey Kooxda Blue Stars .

By Xafiiska Warfaafinta Maamulka Kubada  Cagta Jaaliyada Soomaaliyteed ee Magaalada Jeddah

Dortmund oo xalay ka gaartay kooxda Bayern guusheedii shanaad xili ciyaareedkan (warbixin)
By: Yuusuf Nuur Maxamed Somgoal Drictor.

Axad 13-05-2012. Kooxda Brossia Dortmund oo horaay xili ciyaareedkan ugu guuleysatay hoyaalka dalka Jarmalka ee  ayaa habeenkii xalay ahaa ka gaartay kooxda fadhisa finalka Champion League ee Bayern Munich guushii 5-aad

Guushan xalay ay gaartay Dortmund ayaa noqotay guushii shanaad oo ay kagaaraan xili ciyaareedkan kooxda Bayern

Iyadoo habeenkii xalay ahaa ay ku kulmeen garoonka Berlin Olympic Stadium halkaas oo ay ku ciyaarayeen Finalka koobka DFP-Poka, waxayna Dormund ugu awood sheegtay Bayern Munich 5-2.

Sedexdii daqiiqo ee ugu horeeysay cayaarta ayaa waxaa qalad ka dhacay cayaaryahan Gustavo oo u safta Bayern Munich waxaan durbadii ka faa’ideystay ciyaaryahan Shinji Kagawa kana dhigay ciyaarta 1-0, B. Munich ayaa waxaa gool rigoore ah ugu bar-bareeyay ciyaarta Robben daqiiqadii 25-ad, Dortmund ayaa labo gool oo aan waxbadan loo kala nasan la timid daqiiqadihii 41 iy 45, waxaana u kala saxiixay M. Hummels (Rigoore) iyo R. Lewandowski, qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 3-1 ay hogaanka ku heyso Dortmund.

Qadarkii nasashada kadib ayaa laisugu soonoqday qeybtii labaad ee ciyaarta waxaa labo gool oo kale u saxiisay kooxda Dortmund ciyaaryahan R. Lewandowski daqiiqadihii 58 iyo 81-ad isagoo dhaliyay ciyaarta (Hattrick) ama saddexleey, halka Bayern Munich ay heshay gool qura waxaana  u saxiixay Frank Ribery daqiiqadii 75-ad, waxayna Dortmund ku qaaday koobka DFP-Poka si sharaf leh 5-2.

iyadoo ay xusid mudantahay in kooxda Borussia Dormund ay markeedii ugu horeysay ay isku qaaday Bundesliga Jarmalka iyo waliba koobka DFP-Poka.