Wednesday, August 20th, 2014
SomGoal Banner

labada Orodyahan ee soomalaiya ku matalaya London olypic Games.+ sawiro

Published on July 8, 2012 by   ·   No Comments

08 Jul 2012.waxaa attach-ka ku jira gabar iyo wiil orodyahano ah oo loo xulay London Olympic Games. Waa Samsam maxamed Faarax iyo Maxamed Xasan Maxamed.  Waxa lagudhawaaqay kaddib markii tartan kala reebto ah looqabtay 2 wiil iyo 2 gabdhood oo muddo tababar qaadanayay. Sida Universality-ga ah wiil iyo gabar ayaa uga qeyb gala dalkii aan usooghudbin cayaaraha kale sida Kubada Cagta, laliska, gacanta, basketball-ka iyo cayaaraha kale ee Olympics-ka.

Orodyahanadan waxaa hogaamin doona Macalinkooda Axmed Cali Abiikar, iyadoowafdiga Soomalaiyana uu Hogaamindoono Macalinkii Hore Ee kubada Koleyga Cumar C/qaadir Baarajab
hadaba hadii aan nahay bahda ku caanbaxday tabinta cayaaha ee Somgoal waxaan u rajeyneynaa sanadkan guul .

____________________________________________

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Somgoal Radio

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Maxaa Cusub

cuadrado-namenumber490ai_2

Laacibka Barcelona Xavi oo lala xiriiirinayo inuu horyaalka Mareykanka u dhaqaaqo

Xavi ayaa kamida xidigaha magaca sare ku leh kubadda cagta ee xili ciyaareedka soo socda lala xiriirinayo iney ...
DSC00078

Guddoomiyaha Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya oo ka qeyb gelaya tartanka doorashada Madaxweynaha Chess-ka Adduunka

Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Shataranjiga Md. Axmed Cabdi Xasan Wataac ayaa ka warbixiyay socdaal uu 1-da bisha Agosto ...
chelsea-southampton_5

Daafaca Chelsea John Terry oo rajo ka qaba qandaraas kordhin kooxdiisa ah

Difaaca-dhexe ee reer england ayaa sanad dheeraad ah loogu darey inuu joogo Stamford Bridge,laakiin waxaa uu u xusul-duubayaa ...
9

Difaacii Manchester United Rio Ferdinand oo ku biirey kooxda Queens Park Rangers + Sawirro

kadib mudo 12 sanadood oo uu joogey,Manchester United  Rio Ferdinand hada wuu isaga tegey Old Trafford,wuxuuna u wareegay, ...
arse

Arsenal oo Newcastle ka soo iibsatay difaaca xulka France Mathieu Debuchy

Kadib markii difaaca buuxa ee wadanka Holland Daryl Janmaat si rasmi ah u qaadatey Newcastle oo ka keentay ...

Raadi Wararkii hore

Nagala soo Xiriir