Thursday, July 24th, 2014
SomGoal Banner

Luiz Ronaldo oo Nymar talo u jeediyay …. waa maxay taladaasi

Published on June 4, 2012 by   ·   No Comments

Laacibkii hore ee qaranka brazil luiz ronaldo ayaa kula taliyey weeraryahanka eey isku wadanka ka soo jeedaan ee nymar inuu u dhaqaaqo dhankaa iyo qaarada yurub si uu u hormariyo xirfadiisa ciyaareed ronaldo ayaa aaminsan weli inuu nymar u baahanyahay inuu ka baxo brazil uuna dibada ka dheelo.

20jirka kooxda santos ayaa heshiiskiisa ku egyahay sanada 2014ka  ayaa waxa hadaba saf ugu jira kooxo waaweyn oo yurub ah.
Ronaldo oo inta badan waayihiisii ciyaareed kusoo qaatay dibada brazil gaar ahaan qaarada yurub ayaa dhowr mar xaflado ka sheegay in nymar de silva uu ka ciyaaro qaarada yurub si uu u qabsado caalamka ama ugu soo bandhigo farsamadiisa ciyaareed eeyna tahay inuu nasiibkiisa ku baroobeeyo yurub si uu u noqdo laacibka aduunka qaatana kubada dahabka.

fikirkeeyigii ahaa in nymar eey tahay inuu ka tago brazil weli  waa sideedii oo waxba iskama badalin, ma ahan waqti xaadirkan in brazil lagu celiyo lacib sidaan oo kale ah waa inuu aduunka wax la qeybsadaa.
wey u fiicantahay brazil inuu ku sugnaado ama ka ciyaararo horyaalka brazil laacib tayadan oo kale leh weyna u fiicantahay indhaha jamaahiirta brazil.

Nymar ayaa ka mid noqday 11ka safka hore ee naadiga santos sanadii 2009kii wuxuuna u saftay qarankiisa samba ama silicao 16kulan una saxiixay 8goal.

 

C/fitaax maxamed daahiye{injey}

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Somgoal Radio

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Maxaa Cusub

cuadrado-namenumber490ai_2

Laacibka Barcelona Xavi oo lala xiriiirinayo inuu horyaalka Mareykanka u dhaqaaqo

Xavi ayaa kamida xidigaha magaca sare ku leh kubadda cagta ee xili ciyaareedka soo socda lala xiriirinayo iney ...
DSC00078

Guddoomiyaha Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya oo ka qeyb gelaya tartanka doorashada Madaxweynaha Chess-ka Adduunka

Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Shataranjiga Md. Axmed Cabdi Xasan Wataac ayaa ka warbixiyay socdaal uu 1-da bisha Agosto ...
chelsea-southampton_5

Daafaca Chelsea John Terry oo rajo ka qaba qandaraas kordhin kooxdiisa ah

Difaaca-dhexe ee reer england ayaa sanad dheeraad ah loogu darey inuu joogo Stamford Bridge,laakiin waxaa uu u xusul-duubayaa ...
9

Difaacii Manchester United Rio Ferdinand oo ku biirey kooxda Queens Park Rangers + Sawirro

kadib mudo 12 sanadood oo uu joogey,Manchester United  Rio Ferdinand hada wuu isaga tegey Old Trafford,wuxuuna u wareegay, ...
arse

Arsenal oo Newcastle ka soo iibsatay difaaca xulka France Mathieu Debuchy

Kadib markii difaaca buuxa ee wadanka Holland Daryl Janmaat si rasmi ah u qaadatey Newcastle oo ka keentay ...

Raadi Wararkii hore

Nagala soo Xiriir