Horyaalka Premier League ayaa dib loo bilaabi doono 17 juun.

181

Horyaalka Premier League Ayaa lagu wadaa inuu dib bilaabmi doono 17 Juun.

Waxaa la rajeenayaa in ay ciyaaraan Kooxaha kala ah.

Aston Villa vs Sheffield United iyo  Manchester City vs Arsenal.

Ciyaaraha laciyaari doono ay ku xiran tahay ogolaanshaha dowlada ingiriiska.

Dhamaan kulamada ayaa dhici doona ayadoo  albaabada u xiran waxaana si toos ah loogu baahin doonaa Sky Sports, BT Sport, BBC Sport ama Amazon Prime.

Kulamo buuxo ayaa la ciyaari  doona doonaa dhamaadka isbuuca 19-21 Juun.

Waxaa jira 92 kulan oo la ciyaaro doono, Waxaana ugu horeeyo afartaan koox.

Aston Villa vs Sheffield United

Manchester City vs Arsenal.

 

Waqtiyada goynta waxay noqon doontaa sida soo socota.

Jimce: 20:00
Sabtida: 12:30, 15:00, 17:30 iyo 20:00
Axad: 12:00, 14:00, 16:30 iyo 19:00
Isniin: 20:00
Talaadada, Arbacada iyo Khamiista: 18:00 iyo 20:00

 

 

 

Facebook Comments